Dagaalyahano ka goostay Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere (Sawirro)

Labo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegay iney iskun soo dhiibeen Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmadda Xarardheere ee gobolka Mudug Xubnahan oo dhalinyaro ah ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Cabdifitaax Cabdullaahi Sheekh Xamse iyo Cabditaax Aadan Abiikar Ibnu-Dayib, kuwaasoo muddo dhowr sano ah ka tirsanaa Al-Shabaab sida ay sheegeen. Mar … Continue reading Dagaalyahano ka goostay Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere (Sawirro)